Qaamuusle LogoQaamuusle

aammus

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aammus1
Magac lab
1
Hadal la'aan.
2
Shib.
3
la midka ah (ld):
aammusid
aammus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Hadal joojin.
2
Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.
Is-rogga falkan

-say, -stay