Qaamuusle LogoQaamuusle

aabburan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aabburan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.
Tusaale
Weelku waa aabburmay
Is-rogga falkan

-rmay., -rantay, -rmi

aabburan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho.
Tusaale
Weelku waa aabburanyahay
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd