asool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
asool1
Magac lab1
la midka ah (ld):
oslid
Baahida neef ida ah oo dheddig u qabo kudmo
2
A. ah: neef dheddig oo ida ah oo kudmo u baahan.
asool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNeef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay