ashqaraar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ashqaraar1
Magac lab1
Yaab weyn; amakaag.
2
la midka ah (ld):
ashqaraarid
ashqaraar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadYaab weyn iyo fajac la kulmid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay