Qaamuusle LogoQaamuusle

harjad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

harjad1
Magac lab
1
H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
2
H. ah: qof mintid ah.
3
la midka ah (ld):
harjadid
harjad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qof sakaraad hayo rafasho.
2
Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
Is-rogga falkan

-day, -dday