Qaamuusle LogoQaamuusle

harqaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

harqaan1
Magac lab
1
Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
2
la midka ah (ld):
kharqaan, sharqaan
Makiinad dharka lagu tolo
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

harqaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Dhar makiinad ku tolid.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay