awaaji
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
awaaji1
Magac labOgeysiinta akhbaar dad badan la ogeysiiyo.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
awaaji2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDad badan, akhbaar ogeysiin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyo, m.dh
-iyay, -iday; -iyi