Qaamuusle LogoQaamuusle

dhawaaq

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhawaaq1
Magac lab
1
Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada.
2
la midka ah (ld):
dhawaaqid
dhawaaq2
Magac labNaxwe
Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
dhawaaq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cod dheer afka ka dhihid.
2
Ku dh.: wax cusub sheegid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday