xeeb
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xeeb1
Magac dheddigDaliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
xeeb2
Magac dheddigJuqraafiDhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.
Wadarta Magacan
-bo, m.l