jeegaxiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jeegaxiir1
Magac lab1
Timaxiir; jeego xiiridda.
2
(- rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
jeegaxiir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadTimaxiirid; timajarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay