shabbaax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
shabbaax1
Magac lab1
Dabridka toogta lagu barto.
2
Dabrid.
shabbaax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Dabridid toog ku barasho.
2
Dabrid shiish ku tartamid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday