Qaamuusle LogoQaamuusle

laacdan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

laacdan1
Magac lab
1
Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar.
2
Fara ka ciyaar. ld laactan¹.
laacdan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Geel da' yar bardoodamid.
2
Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami