laag
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laag1
Magac lab1
Fac; asaag; mataan.
2
(m.l./dh) Meel biyo baxeen oo haadaan ah.
laag2
Magac dheddig1
(juqr.) Togagga iyo webiyadu meesha ay badda uga darmaan.
2
(bot.) Geedku meesha uu labada qaybood uga kala baxo; labalaako. ld lag (4).
Wadarta Magacan
-go, m.l
laag3
Magac dheddigJuqraafiLaag webi ama durdur oo ku biirisa biyaheeda webi weyn, isagoo kaga biyo daraya labada dhinac ama bar marinkiisa ka mid ah.
Wadarta Magacan
-go, m.l