dheelaas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dheelaas1
Magac lab1
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo.
2
la midka ah (ld):
dheelaasid
dheelaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.
Is-rogga falkan
-say, -stay