Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qorequdde
Magac lab
Qori madow oo inta la jejebiyo kaneecada guryaha looga shido, oo gabdhaha la guday iyo naagaha umusha ah loogu uumiyo.
Wadarta Magacan
-dayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qor
Magac lab
2: qoraa
Magac lab
3: qoraaje
Magac lab
4: qoraal
Magac lab
5: qoraal-baali
Magac lab
6: qoraalkii-dadkii-hore
Magac lab
7: qorabixis
Magac lab
8: qoran
Fal magudbe, isrogrogga 1aad