dheeh
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dheeh1
Magac lab1
Lakab xalleefsan oo alaabta biraha, dhoobada iwm dusha laga mariyo oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigo.
2
Dhammaajo (xabog).
3
la midka ah (ld):
dheedid
dheeh2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Bir, dhoobo iwm lakab xalleefsan oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigayo dusha ka marin.
2
Wax xabag dhammaajo marin.
3
Wax dhafid.
4
Cid si fiican ula dhaqmid.
Is-rogga falkan
-hay, -hday