Qaamuusle LogoQaamuusle

aynfaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aynfaad1
Magac lab
1
Dhibaato aad u ballaaran.
2
la midka ah (ld):
aynfaadid
aynfaad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dhibaato aad u ballaaran la kulmid.
Is-rogga falkan

-day, -dday