Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ayni
Magac lab
1
Tayada ay wax leeyihiin.
2
Da'.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aynab
Magac lab
2: aynabid
Magac faleed dheddig
3: aynfaad
Magac lab
4: aynfaadid
Magac faleed dheddig
5: aynnu
Magacuyaal dhimman yeele
6: aynshaad
Magac lab
7: aynshaadid
Magac faleed dheddig