Qaamuusle LogoQaamuusle

aynnu

Magacuyaal dhimman yeele
Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayaa; innagu.
Tusaale
Guriga aynnu aadno