Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aannu
Magacuyaal dhimman yeele
Magacuyaal tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah (marka laga reebo lala hadlaha).
Tusaale
“Xafiiska aannu aragnay waa xafiiskaada cusub”
la mid ah:
aan1.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aan
Magacuyaal dhimman yeele
2: aanayn
Magac faleed dheddig
3: aanaysad
Magac lab
4: aanaysasho
Magac faleed dheddig
5: aanaysi
Magac lab
6: aanayso
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
7: aanee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
8: aano
Magac dheddig