Qaamuusle LogoQaamuusle

ay

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ay1
Magac dheddig
1
Meel geedo badan leh; hawd.
2
Meel cidla ah oo aan la degganayn.
ay2
Magac dheddigBotani
Eray badanaa lagu isticmaalo dalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyo Maraykanka oo lagu isticmaalo gobol ay daboosho jidhi; amase, waxaa lagu isticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loo bannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsan loogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah oo aan loogu talaggelin qodaal.
ay3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U a.: wax hore loo sameeyey waqti dambe ka faa'ideysasho.
Is-rogga falkan

aayay, ayday

ay4
Magacuyaal dhimman yeele
Magacuyaal yeele oo matala “iyada” ama “iyaga”.
Tusaale
Maryan Wiil ay tiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay
Wiilashu guri ay degganaayeen ayay aadeen