Qaamuusle LogoQaamuusle

falooriin

Magac dheddigKiimika
Curiye neef ah, aadna u firfircoon midabkiisuna yahay hurdi cagaaran kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Wadarta Magacan

-nno, m.dh