uu
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
uu1
Magacuyaal dhimman yeeleMagacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo).
Tusaale
“Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
uu2
Erey dareenErey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.