Qaamuusle LogoQaamuusle

aan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aan1
Magacuyaal dhimman yeele
1
Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee kelida ah (hadlaha ama wax qoraha).
Tusaale
Meel aan ku nasto ayaan doonayaa
2
la midka ah (ld):
aannu
aan2
Qurub Diidmo
Qurub tilmaamaya in weertu tahay weer diidmo, weer xor ah ama midaan ahayn tu ay tahayba.
Tusaale
Miyaan fadhigii la qaban?
Yaan lacag la siin!
Wiilka aan imaanini waa Cali
la mid ah:an.