Qaamuusle LogoQaamuusle

aanayso

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
1
Godob u raadsasho.
2
Qaraabannimo ama saaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
Is-rogga falkan

-stay, -satay