aanee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.
2
(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid.
Tusaale
“Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”
Is-rogga falkan
-neeyay, -naysay