Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aydin
Magacuyaal dhimman yeele
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah (lala hadlayaasha ama wax loo qorayaasha). ld aa², aad.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aydiyaalism
Magac lab
2: aydiyolooji
Magac lab
3: aydiyooloojiyo
Magac dheddig