Qaamuusle LogoQaamuusle

aa'

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aa'1
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn.
2
Dagaallamid.
Is-rogga falkan

-'ay, -'day

aa2
Qurub diirad
la midka ah (ld):
baa
Aa3
Magacuyaal dhimman yeele
1
la midka ah (ld):
Aad
2
la midka ah (ld):
aydin
aa4
Erey dareen
Cod lagu muujiyo xanuunka.