Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
uubato
Magac dheddig urur
1
Bahal eeyga u eg: yey; yeey; uuley.
2
Qaylo dheer.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: uub
Magac dheddig
2: uubatee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
3: uubateyn
Magac faleed dheddig
4: uubo
Magac dheddig