Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
uubatee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
1
Sida uubatada u ciyid.
2
Qaylo dheer cid maqashiin.
Is-rogga falkan
-teeyay, -teysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: uub
Magac dheddig
2: uubateyn
Magac faleed dheddig
3: uubato
Magac dheddig urur
4: uubo
Magac dheddig