Qaamuusle LogoQaamuusle

tabane

Magac lab
1
(kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan- yihiin.
2
(xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.
Wadarta Magacan

-nayaal, m.l/dh