Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
albaabjooge
Magac lab
Qof guri weyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soo galo jooga.
Wadarta Magacan
-gayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: albaab
Magac lab
2: albaaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: albaabid
Magac faleed dheddig
4: albaabnaan
Magac faleed dheddig
5: albaabnaansho
Magac lab ama dheddig