Qaamuusle LogoQaamuusle

albaab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

albaab1
Magac lab
Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.
Wadarta Magacan

-bbo/-byo m.dh

albaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Irrid, albaab u yeelid.
2
Albaab furan xirid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay