Qaamuusle LogoQaamuusle

wagan

Magac lab
1
Koox fardo ah oo meel wada jooga.
2
Xayn; koox.