Qaamuusle LogoQaamuusle

naajax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

naajax1
Magac lab
1
Miro bislaaday.
2
Qof la oggolaysiiyay inuu fuliyo arrin laga lahaa.
3
Qof dhaqaalo ahaan ladan.
naajax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Midho ama arrin wax bislaaday noqosho.
2
Hanti badan yeelasho.
3
Arrin raalli ka noqosho.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -jixi