Qaamuusle LogoQaamuusle

muhaajir

Magac lab
1
Qof degaankiisii uga tegey risiq doon ama diin fidinteed.
2
(dii.) (m.w) Asxaabadii Nebi Maxamed (n.k.h.a.) la haajirtey oo inta Maka ka tegtey mid ka mid ah.
Wadarta Magacan

-rro/-riin, m.dh