Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
cadbaar
Magac lab
Daawo
Cad yar oo laga jaro xubin ka mid ah jirka si loogu baaro waynaysada waana habka ugu saxsan oo lagu sugo aqoonsiga kansarka.
Wadarta Magacan
cadadbaar, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: cad
Magac lab
2: cadaab
Magac lab ama dheddig
3: cadaabid
Magac faleed dheddig
4: cadaad
Magac lab ama dheddig
5: cadaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: cadaadin
Magac faleed dheddig
7: cadaadis
Magac lab
8: cadaadis-beege
Magac lab