Qaamuusle LogoQaamuusle

cadaadis

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

cadaadis1
Magac lab
1
Hawo c. saarid.
2
Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah.
3
la midka ah (ld):
cadadin
cadaadis2
Magac labFiisikis
Xoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saamiga xoogga iyo bedka. Waxa lagu cabbiiraa Baaskal ama N/m2 (H.C).
cadaadis3
Magac labSiyaasad
Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.