Qaamuusle LogoQaamuusle

cadaadis ekeeye

Magac labJuqraafi
Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo isku xira meelaha cadaadis gibilkoodu isla egyahay.
Wadarta Magacan

-kayaal, m.l/dh