liinbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
liinbax1
Magac labMayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.
liinbax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinbax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday