dareer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dareer1
Magac labDhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
dareer2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Hoore si aan kala go' lahayn u socosho.
2
Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay