dabacadde
Magac lab
1
la midka ah (ld):
dabcaddeeye
Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya
2
Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.
Wadarta Magacan
-cayaal, m.l/dh
-cayaal, m.l/dh