Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
caarad dhuub
Magac lab
1
Wax kasta oo af fiiqan leh.
2
Nooc warmaha ka mid ah oo af fiiqan leh.
3
Nooc ka mid rasaasta oo af fiiqan leh.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: caa'ilo
Magac dheddig urur
2: caabaq
Magac lab
3: caabaqid
Magac dheddig
4: caabbi
Magac lab
5: caabbin
Magac dheddig
6: caabbiri
Magac lab
7: caabbis
Magac lab
8: caabbiye
Magac lab