Qaamuusle LogoQaamuusle

caarooti

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

caarooti1
Magac lab
1
Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan.
2
Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay.
3
la midka ah (ld):
caarootiyid
caarooti2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Biyo meel ku faafid.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday; -iyi