Qaamuusle LogoQaamuusle

lakab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lakab1
Magac lab
1
In is-haysato oo fidsan oo isku qira ah; baal; dabool.
2
Ilig agtiisa ilig kale ka soo baxo.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

lakab2
Magac labJooloji
Ha badnaado hase yaraadee waa lakab gooni ah oo dhadhaabeed, oo ka mid ah rasooyinka dhulka oogadiisa.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh