Qaamuusle LogoQaamuusle

gaantay

Magac labJooloji
Xabuub khafiif oo dhadhaab lakabeed oo ka dhashay dhoobo, waxa laga yabaa iney ku sameysantey cadaadis culeyska dhadhabaha kor saaran dartood, ama sibidhow(cementation), sida nuuradda.
Wadarta Magacan

-yo, m.dh