Qaamuusle LogoQaamuusle

cabbir

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

cabbir1
Magac lab
1
Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.
2
Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.
3
Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh

cabbir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid.
2
Fikrad iwm sheegid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay