Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xoog bah isjiidad
Magac lab
Fiisikis
Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuulada ee walax keliya ku wada jira.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xood
Magac lab
2: xood-taabte
Magac lab
3: xoodaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: xoodaamin
Magac faleed dheddig
5: xoodan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
6: xoodasho
Magac faleed dheddig
7: xoodbeeg
Magac lab
8: xoode
Magac lab