giir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
giir1
Magac lab1
Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
2
Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
3
Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
giir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadMidabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay