caalin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
caalin1
Magac lab1
Qof aqoon badan u leh cilmiga.
2
Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.
Wadarta Magacan
culimmo/culummo, m.dh
caalin2
Magac faleed dheddig2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
culimmo/culummo, m.dh